Home » News & Updates » Kormeer Uu Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Howlaha Guud ku yimid Xarunta Wasaarada

Kormeer Uu Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Howlaha Guud ku yimid Xarunta Wasaarada

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Howlaha Guud, dib U Dhiska & Guriyeynta ayaa booqashadii ugu horaysay ku yimid Xarunta Wasaaradda Howlaha Guud .
Wasiir Xil. Cabaas Cabdulaahi Sheekh Siraaji ayaa kormeerkiisa kusoo kala bixiyay dhamaan Waaxyada Wasaaradda ay ka koobantahay iyo Xafiisyada Isagoo la kulmay Wasiir Saalax , Agaasimaha Guud iyo Dhamaan Agaasime Waaxyeedka Kala duwan .
Maalinta Beri ayaa lagu wadaa in la qabto xaflada xilwareejinta , waxana soconaysa qabanqaabada xafladaas oo si heer sare ah loogu shaqeeyay.
20170402_124129

20170402_125409

20170402_125515

20170402_125517

Related Articles