Home » News & Updates » SHIRWANE WADATASHI EE HEER FEDERAAL AH

SHIRWANE WADATASHI EE HEER FEDERAAL AH


                                                                                                                                                                                                                                                                                   Tuesday, August 02, 2016

WHG waxa ay qabatay shirwayne eek a dhacay magaalada muqdisho, qorshaha oo ahaa wadatashi iyo wadaxaajood heer federal ah waxaana ka soo qaybgalay Maamulka Gobalka Banaadir iyo dhamaan Wasaaradaha hawlaha Guud Masuuliintooda ee Maamul gobaleedyada si loo xoojiyo wadashaqaynta kala dhaxeeyso hay’addaha dawladda federaalka iyo maamul gobaleedyada.

Dood iyo falaqayn ka dib waxaa ka soo bxay shirkaan warmurtiyeed eek a kooban dhawr qodob oo asaasi ah waxa ay ku salaysan yihiin dhamaantooda dawlad wanaaga iyo xoojinta dhaqaalaha iyo nabadgalyada dalka.

Warmurtiyeedka ka soo baxay shirwaynaha heerka federal.

  1. In la xoojiyo sharciga dhismaha wadooyinka iyo buundooyinka
  2. In la xoojiyo lana joogteeyo xiriirka Wasaaradaha Hawlaha Guud ee heerka federaalka
  3. In la sameeyo xafiiska xiriirka guud ee maamul gobaleedyada
  4. In ay wadagaan xogaha iyo warbixinada WHG ee heerka federal
  5. In ay ka shaqeeysaa WHG ee federaalka isku xirka WHG ee heerka federal iyo etc

Waad ku  Mahadsantihiin booqashada Website-ka Wasaaradda Hawlaha Guud

Related ArticlesTagged