Home » News & Updates » TABABARKA NAQSHADAHA IYO SAHANKA DHULKA (AUTO CAD AND TOTAL STATION TRAINING)

TABABARKA NAQSHADAHA IYO SAHANKA DHULKA (AUTO CAD AND TOTAL STATION TRAINING)

                                                                                                                                                Saturday, August 06, 2016

Waxay u qabatay Wasaaradda hawlaha Guud tababar soconayay muddo 5 maalmood ah kaa soo sare loogu qaadayay aqoonta iyo xirfadda  farsamayaaqanada WHG ee dhanka diyarinta naqshadaha iyo sahanka dhulka oo ah masuuliyadda WHG ee ay qaranka ugu idman tahay.

Waxaa tababarkaan ka kaa faa’ideystay 20 ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Hawalaha Guud kuwaa soo aad ugu farxay isticmaalka qalabka casriga ahaa ee ay tababarka ku qaateen.Tababarkaa waxaa bixinayo aqoon yahan ka sacday hay’adda Ch.I.

Waxa ay heli doonaan shahaado shaqaalaha sida saxda ah uga  gudba  qiimaynta hawlaha farsamo ee tababarka marka ay soo dhamaato booqadashada dhulka sahanka iyo naqshadayntiisa.

Waxaa Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guriyaynta  gacan ka siiyay fulinta tababarkaan hay’ada Chemonics Internation oo fulinaysa  mashruuca xoojinta dawladd wanaaga  SSG-USAID.

Waad ku  Mahadsantihiin booqashada Website-ka Wasaaradda Hawlaha Guud

Related ArticlesTagged