Home » News & Updates » Wasaaradda Hawlaha Guud oo Loo Magacaabay Agaasime guud

Wasaaradda Hawlaha Guud oo Loo Magacaabay Agaasime guud

Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta oo ah wasaaradaha ugu faca weyn ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu sameeyay is badal dhanka howlwadeenada Maamulka ee ugu sareeya wasaaradda, waxaana loo soo magacaabay wasaaradda Agaasime guud ee cusub mudane Eng. Saalax Cabdi Axmed iyadoo la badalay agaasimihii hore ee WHG.

Waxaan dib idinkaga soo gudbin doonaa taariikh nololeedka Mudane Eng. Saalax Cabdi Axmed ee hadda ah Agaasimaha Guud Sharciga ah ee Wasaaradda Hawlaha Guud  iyo guriyeynta.

Related Articles