Home » Wararka & Dhacdooyinka » Shir ka dhacay Xarunta Wasaaradda ……

Shir ka dhacay Xarunta Wasaaradda ……

26/09/2015

Xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud waxaa shir maanta ku wada qaatay Wasaaradda iyo Bangiga Aduunka ,waxayna ka wada hadleen  Horumarinta Wasaaradda iyo in world bank qiimeyn ku sameeyo Wasaaradda

Waxaan shirkaa s ka qayb galay dhamaan masuuliyiinta Wasaaradda  oo uu hormuud ka yahay Wasiirka Wasaaradda  Mudane H.E. Eng. Saalax Sheekh Cusmaan.

Waxyaabihii la isku soo hadal qaaday  waxay ku dhamaantay is  afgarad iyo guul

Related ArticlesTagged