Home » Wararka & Dhacdooyinka » Xirid Tababar iyo Aqoon Isweydaarsi

Xirid Tababar iyo Aqoon Isweydaarsi

 WASAARADDA HAWLAHA GUUD, DIB U DHISKA & GURIYEYNTA EE JFS

                                                                                   IYO    

                   WASAARADAHA HAWLAHA GUUD EE MAAMUL GOBOLEEDYADA

                                                                                                                                                                                   27/09/2016

SLXWasirka Hawlaha Guud iyo Dib-uDhiska waxuu Tababar iyo Aqoon isweydaarsi  u  soo xiray  Wasaaradda Hawalaha Guud iyo Maamul Goboleedyada dalka ka jira ,kaas oo socday muddadii u dhaxeysay 25-27/09/2016  waxaana ka soo baxay warmurtiyeedkan:-

  • Waxay si wadajir ah ugu mahad celiyeen dhamaan hey’adaha kala duwan ee mar walba gacanta siiya Wasaaradaha Hawlaha guud sida TIS+ oo Workshopkan soo diyaarisay
  • In ay diyaar u yihiin Hergelinta Street light maintenance si wadajir ahna ay uga fulin doonaan Dhamaan Gobolada Dalka
  • In ay isku xiran yihiin oo wada ashaqeyn dhow leeyihiin dhamaan Wasaaradaha Hawlaha Guud ayna ilaalin doonaan dhamaan sharuucda Dib u dhiska dalka
  • In aysan oggolaan doonin ciddii ku xadgudbeysa sharuucda WHG ee heer Federaal iyo mid Maamul Goboleedba
  • In ay joogteeyaan Xiriirkooda iyo Wadashaqeyntoodaba
  • In ay si wadajir ah uga qeyb qaataan shirarka iyo worshopyada ay Heyadaha Caalamiga ah soo diyaariyaan
  • In ay bilaabaan marba Maamul goboleed in lagu sameeyo Workshopyada  soo socda ayadoo laga wada qeyb qaadanayo.
Related ArticlesTagged