Home » Wararka & Dhacdooyinka » Munasabad Lagu Soo Badhigay..

Munasabad Lagu Soo Badhigay..

bord

Iyadoo ay ku beegan tahay  maanta  3 dec, 2016 munaasabadda  maalinta Naafada Aduunka ayay Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guriyeynta ku soo bandhigtay qabyo qoraaleed siyaasada dhismaha dalka, taas oo hormarin doonta isticmaalka dhismooyinka ee xaquuqda dadka naafada ah,  la qabsiga isbedelka cimiladda aduunka  iyo qaabeynta sharciga dhismaha  , dayactirka  iyo goobaha loo asteeyey adeegga danta guud.

Haddaba waxay WHG ku hawlan tahay Sharciga  Dhismaha Dalka( Standard Building Code).

Iyadoo la raacayo heerka federalka ee hadda Dowladu ku dhisan tahay.

Iyadoo taas la raacayo waxay WHG ka qeyb gelin doonta la tashiga sharcigan dhamaan hayadaha iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ee ay khuseyso arinkan si ay taladooda wax ku oolka ah uga soo jeediyaan

Related ArticlesTagged