Home » Wararka & Dhacdooyinka » Shirka Horumarinta Hawlaha Deegaanka iyo Guriyaynta ee Dawladaha Jaamacadda Carabta

Shirka Horumarinta Hawlaha Deegaanka iyo Guriyaynta ee Dawladaha Jaamacadda Carabta

Shirkaan waxaa looga hadlaayay Arimaha horumarinta hawlaha deegaanka iyo guriyaynta  oo saamayn wayn ku leh isbedelka cimilada aduunka iyo korarka tirada  dadka  aduunka.

Wasiir Wasaarada Hawlaha Guud ayaa ka jeediyay warbixin ku saabsan xaalada dda Siyaasadeed ee uu dalka Soomaaliya marayo iyo Dibaatooyinka Deegaan haatan haysta dalka Soomaaliya, Sidoo kale waxa uu Wasiir Saalax ku xusan warbixinta  in ay jiraan fursado maal gashiga Kaabayaasha dhaqaale ee dalka Soomaaliya.

Wasiir Saalax oo u matalayay Wadanka Soomaaliya shirkaan heerkiisa baratokool uu aad u sareeyay ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay madaxda kale ee shirka ka soo qayb galay,  iyadoo inta badan la isku fahmay waxii ay ku wadahadleen oo ahaa arimaha harumarinta degaanka.

deegaan-1              deegaan3

deegaan4              deegaan5

deegaan6                 deegaan2

khudbadii uu halkaas ka soo jeediyey Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud  ooo aad iyo aad u qiimo badanayd

 

 

 

Related ArticlesTagged