Home » Wararka & Dhacdooyinka » Dayactirka Dabaqa 4aad ee WHG&G

Dayactirka Dabaqa 4aad ee WHG&G

Waxa ay Wasaaradda Hawlaha Guud ku guulaysatay in ay dhisato xarun ay
si habsami leh ugu fuliso hawlaha iyo adeega bulshada ay u idman
tahay WHG. Xaruntaan waxay ay ka kooban tahay labo qaybood oo kala ah
– Qayb ka kooban (3) dabaq iyo
– Qayb ah hal (1) dabaq ee sare
Qaybta ka kooban hal dabaq (1) ayaa waxaa ka gacan siinayaa
dhamestirkeeda hayadda UNPOS oo hadda shaqadaas si wanaagsan u socoto
waxa fulinayo hawlsha dhismaha Shirkada dhismaha ee Gaabow.
Waxaana la filayaa in ay bisha April 2017 soo gaba gabowdo hashaan
dayactirka ee ka socoto xarunta WHG ee Degmada shangaani.
Waxaa manta oo ay taariikhda tahay 21 March 2017 kormeer ku yimid
xarunta WHG ee uu ka socdo dayactirka hawla wadeenada UNPOS si ay u
qiimeeyaan hawsha dayactir heerka ay marayso si loogu soo gabagabeeyo
waqtiga loo asteeyay ee ah bisha April 2017.

2     1

4    5

3

Related Articles