astaanta.qaranka

Tusmada Hawlqabdaka 100-ka Maalmood

Waaxda Qorshaynta WHG waxa ay samaysay xog uruurin dhamaan Waaxyaha Wasaaradda si loo sameeyo qorshe hawleedka Sanadka 2017 oo salka ku haya Qorshaha Hormarinta Dhaqaalaha 2017-2019.  Iyadoo  xogtii la aruuriyay loo asteeyay qorshaha fog iyo midka dhaw. Waxa uu Qorshaha dhaw ka kooban yahay sideed (8) qodob oo suura gal ah in la fuliyo taa

Read More....
was

Tacsi Qaran

Waxa uu Geeriyooday Wasiir Cabaas Cabdullaahi Sh. Siraaji habeen Arbaco xili fiid ah 7:20pm taariikh  tahay 03 May 2017. Wasiir Cabaas waxa uu ahaa qof hidadiilo sare ka leh dib u soo celinta haybadii  iyo qarankii Soomaaliyeed ee burburay Wasiir Cabaas waxa uu ahaa qof ay ku dayanaayaan dhalin yarada Soomaaliyee oo “Role Model” u

Read More....
was

Xilwareejin

Maanta oo ay taariikhdu tahay 04/04/2017 waxaa ka dhacday xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud iyo dib-u-dhiska xaflad aad u qiimo badan si heer sare ahna loo soo agaasimay, waxaana xilka Wasaaradda la wareegay Wasiirka cusub ee Wasaaradda mudane Cabaas  Cabdullahi Sheekh Siraaji, i waxaana xilkaas ku wareejiyey  wasiirkii hore mudane Saalax sheekh Cusmaan  si weyna u

Read More....
5

Shirka Horumarinta Hawlaha Deegaanka iyo Guriyaynta ee Dawladaha Jaamacadda Carabta

Shirkaan waxaa looga hadlaayay Arimaha horumarinta hawlaha deegaanka iyo guriyaynta  oo saamayn wayn ku leh isbedelka cimilada aduunka iyo korarka tirada  dadka  aduunka. Wasiir Wasaarada Hawlaha Guud ayaa ka jeediyay warbixin ku saabsan xaalada dda Siyaasadeed ee uu dalka Soomaaliya marayo iyo Dibaatooyinka Deegaan haatan haysta dalka Soomaaliya, Sidoo kale waxa uu Wasiir Saalax ku

Read More....

Wasaaradda Howlaha Guud oo dib u howlgalisay sheybaarka lagu hubinayo Tayada Qalabka Dhismaha

Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta waxaa ay Maanta xariga ka jartay sheybaarka lagu hubinayo Tayadda Qalabka Dhismaha mudo 25 kadib ah. Waxaa sheybaarkan sidii lagu hirgalin lahaa Wasaaradda Howlaha Guud ka shaqeyneysay mudo labo sano ah kaas oo horay u burburay. Sheybaarka ayaa ka kaaban qeybo kala duwan oo ay kamid yihiin qeybtii lagu

Read More....

Munasabad Lagu Soo Badhigay..

Iyadoo ay ku beegan tahay  maanta  3 dec, 2016 munaasabadda  maalinta Naafada Aduunka ayay Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guriyeynta ku soo bandhigtay qabyo qoraaleed siyaasada dhismaha dalka, taas oo hormarin doonta isticmaalka dhismooyinka ee xaquuqda dadka naafada ah,  la qabsiga isbedelka cimiladda aduunka  iyo qaabeynta sharciga dhismaha  , dayactirka  iyo goobaha loo asteeyey adeegga danta

Read More....
wHG

Shir ka dhacay Xarunta Wasaaradda ……

26/09/2015 Xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud waxaa shir maanta ku wada qaatay Wasaaradda iyo Bangiga Aduunka ,waxayna ka wada hadleen  Horumarinta Wasaaradda iyo in world bank qiimeyn ku sameeyo Wasaaradda Waxaan shirkaa s ka qayb galay dhamaan masuuliyiinta Wasaaradda  oo uu hormuud ka yahay Wasiirka Wasaaradda  Mudane H.E. Eng. Saalax Sheekh Cusmaan. Waxyaabihii la isku soo

Read More....

Tabar ku saabsan dacytirka laydhadhka ku shaqeeya qoraxda ee la suray wadooyinka

  Waxay  maanta oo ay taariikhdu tahay 25/9/2016 ay Wasaaradda Hawlaha Guud  iyo  Guriyeynta  qabatay aqoon isweydaarsi ku saabsan dayactirka laydhadhka  ku shaqeeya ileyska qoraxda, waxaa xaflada sida weyn loo soo agaasimay furay wasiirka wasaarada mudane H.E Eng, Saalax Sheekh Cusmaan isagoo ku soo dhoweeyey dhamaan ka qayb galayaasha xaflada isagoo ku niixnuuxsaday faaidada ay 

Read More....
Testing