Shirar Looga Wadatashanayey Kaabayaasha Dhaqaalaha Dalka Oo Muqdisho Kadhacay
Shirar dhowr ah Oo ay isugu yimaadeen Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Hawlaha Guud & Dibu dhiska, Gaadiidka & Duulista, Tamarta & Biyaha, Dakadaha & Gaadiidka Badda, Iyo Bostada & Isgaarsiinta Oo Uu Shir Gudoominyey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Eng. Maxamed C/qaadir (Yariisow) Ayaa Waxaa looga wada hadlayey…