Xayeysiis: Wasaaradda Hawlaha Guud ee Soomaaliya waxay danaynasaa 2 lataliye oo dhanka sharciga ah ( 2 legal experts consultants)

Xayeysiis Waxaan halkan idinku soobandhigaynaa in Wasaaradda Hawlaha Guud ee Soomaaliya ay danaynaso 2 lataliye oo dhanka sharciga ah ( 2 legal experts consultants) oo muddo bil ah la shaqaynaya Wasaaradda. Waxaa araajidiina aad kusoo hagaajin kartaan laga bilaabo 23-30 Oct, 2019 Email: procurement@mpwr.gov.so   TERMS OF REFERENCE Job title: 2 Legal Expertise Consultants Project…

Press Release: A supervision mission of the Somalia: Strengthening Institutions for Public Works Project (SSIPWP) took place from 25-27th June 2019 in Mogadishu.

Press Release   A supervision mission of the Somalia: Strengthening Institutions for Public Works Project (SSIPWP) took place from 25-27th June 2019 in Mogadishu.   H.E. Hosow, Minister of Public Works, Reconstruction and Housing, chaired the opening of the Supervision Mission. The Honorable Minister embraced the work progress of the project and thanked the project…

MASHRUUCA DIB U DHISKA WADOOYINKA DALKA

EOI   REQUEST FOR EXPRESSIONS OF INTEREST (CONSULTING SERVICES) ROAD INFRASTRUCTURE PROGRAMME, SOMALIA (RIP-Somalia) Transport Sector Project ID No.: P-SO-DB0-005 The Federal Government of Somalia has applied for financing from the African Development Bank toward the cost of the Road Infrastructure Programme (RIP) Somalia, and intends to apply part of the agreed amount for this…

REQUEST FOR EXPRESSIONS OF INTEREST (CONSULTING SERVICES) ROAD INFRASTRUCTURE PROGRAMME, SOMALIA (RIP-Somalia)

EOI REQUEST FOR EXPRESSIONS OF INTEREST (CONSULTING SERVICES) ROAD INFRASTRUCTURE PROGRAMME, SOMALIA (RIP-Somalia) Transport Sector Project ID No.: P-SO-DB0-005 The Federal Government of Somalia has applied for financing from the African Development Bank toward the cost of the Road Infrastructure Programme (RIP) Somalia, and intends to apply part of the agreed amount for this grant…

Shirka Kaabayaasha Dhaqaalaha Dalka Oo Lagu Qabtay Muqdisho

Muqdisho, May, 06, 2019; Wasiirka Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Mudane Cabdi Aadan Hoosow ayaa shir gudoomiyey shirka kaabayaasha dhaqaalaha Dalka oo Sadexdii biloodba mar lagu qabto magaalada Muqdisho. Waxaa kasooqayb galay Wasaaradaha Kaabayaasha dhaqaalaha Dalka ee kala ah Wasaaradda Hawlaha Guud & Dib u dhiska, Wasaaradda Tamarta & Khayraadka Biyaha, Wasaaradda…

Wasiirka Hawlaha Guud DFS Oo Daahfuray Shir looga Hadalayey sidii looga Faa’iidaysan Lahaa Dhagaxa Cobblestone-ka

Muqdisho, Abriil 30, 2019; Wasiirka Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Mudane Cabdi Aadan Hoosow ayaa Daah furay Shir looga hadlayey muhiimadda uu leeyahay dhagaxa wadooyinka lasaaro ee looyaqaano Cobblestone iyo sidii looga faa’iidaysan lahaa. Shirka waxaa kasooqayb galay Wasiirada Wasaaradaha Hawlaha Guud ee Maamul Goboleedyada, Madaxada Haayadaha NISfoundation, TIS+ & USID. Intii…