NEW 3 POSSITIONS ENGINEER CONSELTANTS MPWR&H APPLY NOW

Wasaaradda Hawlaha Guud ee Dowladda Federalka Soomaaliya waxaa kabaan boosas shaqo mashruuca Strengthening Institutions for Economic Policy Management and Infrastructure Development Project (SIEPMID) oo kala ah Expression of Interest for Individual Consulting Services Civil Engineer Consultant, Expression of Interest for Individual Consulting Services Road/ Highways Engineer Consultant and Expression of Interest for Individual Consulting Services Environment, Health…

New 5 Possitions MPWR&H Apply Now

Wasaaradda Hawlaha Guud ee Dowladda Federalka Soomaaliya waxaa kabaan boosas shaqo mashruuca  SURP II oo kala ah PROCUREMENT SPECIALIST, FINANCIAL SPECIALIST, GENDER BASED VIOLENCE SPECIALIST, MONITORING & EVALUATION SPECIALIST (M&E), Iyo ENVIRONMENTAL AND SOCIAL SAFEGUARDS SPECIALIST (E&SS) Fadlan hadii aad danaynaso raac lifaaqan hoose:   200526 EOI PCU-PROCUREMENT SPECIALIST   200526 EOI PCU FINANCIAL SPECIALIST…

DIB U XAYAYSIIN: FURSAD SHAQO OO KA BANNAAN WASAARADDA HOWLAHA GUUD EE DFS : APPLY NOW

SOMALIA STRENGTHENING INSTITUTIONS FOR PUBLIC WORKS PROJECT (SSIPWP)                                                            Project administration Officer  Terms of Reference Position Title: Project administration Officer Department: Director General Office Reporting to: Director General Duration: 10 Months (depending on continued budget availability and need for the position as well as satisfactory or better performance evaluations) Duty Station: Ministry of Public Works,…

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Axmed Maxamed Iiman ayaa Shir muhiim ah Adiss Ababa kusooxiray

Adiss Ababa, 4 March 2020: Agaasimaha guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Axmed Maxamed Iiman ayaa magaalada Adiss Ababa kusooxiray shir soconayey saddex maalmood ah oo u dhexeeyey Wasaaradaha Hawlaha Guud, Qorshaynta, Waxbarashada, Shaqada & Arimaha Bulshada ee Dowladda Federalka iyo Haayadda JICA ee dalka Jaban. Shirkan ayaa waxaa looga wada hadlayey sidii kor loogu…

Wasiir Cabdi Adam Hoosow oo Shir layeeshay ku Xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud Qaramada midoobey ee Soomaaliya

Muqdisho, 4. March. 2020: Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Mudane Cabdi Adam Hoosow ayaa maanta shir la yeeshay Mr. Adam Abdelmoula, Isku Duwaha Horumarinta UN-ka, iyo Arrimaha Gargaarka ee u qaabilsan Soomaaliya, ahna ku Xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud Qaramada midoobey Soomaaliya. Waxa ay ka wada hadleen sidii…

Shirka Wadatashiga Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Bangiga Horumarinta Afrika ayaa lasoo gabagabeeyay

Muqdisho 13, 02, 2020; Kusimaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud DFS ahna Agaasimaha Maamulka & Maaliyadda Eng. Maxamed Cabdiqaadir Xuseen Yariisow ayaa sooxiray Shir wadatashi ah oo u dhaxeeyey Wasaaradda Hawlaha Guud DFS, Wasaaradaha Hawlaha Guud ee Maamul goboleedyada dalka & Bangiga Horumarinta Afrika (African Development Bank) oo soconayey muddo saddex maalmood ah. Shirkan…

Xayeysiis: Wasaaradda Hawlaha Guud ee Soomaaliya waxay danaynasaa 2 lataliye oo dhanka sharciga ah ( 2 legal experts consultants)

Xayeysiis Waxaan halkan idinku soobandhigaynaa in Wasaaradda Hawlaha Guud ee Soomaaliya ay danaynaso 2 lataliye oo dhanka sharciga ah ( 2 legal experts consultants) oo muddo bil ah la shaqaynaya Wasaaradda. Waxaa araajidiina aad kusoo hagaajin kartaan laga bilaabo 23-30 Oct, 2019 Email: procurement@mpwr.gov.so   TERMS OF REFERENCE Job title: 2 Legal Expertise Consultants Project…