Shir Laba Maalin u soconayey Agaasimayaasha Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Lasoo Gabagabeeyey

Shirkan oo laba maalmood usocday agaasime waaxeedyada wasaarada hawlaha guud, dib u dhiska & guriyeyntan DFS ayaa lagu dar dar galinayey Shaqada wasaaradda & sidii la isu waafajin lahaa Qorshayaasha Udegsan Waaxkasta. Dajinta qorshe hawleedka ee waaxyaha wasaaradda Hawlaha guud ayaa qayb ka ah Kor u qaadista Shaqada Wasaaradda & hiigsiga Qorshaha Xukuumadda 2020. Waxaana…

Shir Lagu Dar dar Galinayo Shaqada Agaasima Waaxeedyada Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud dib u dhiska & Guriyeynta DFS Jamaal Xasan Ismaaciil ayaa Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda u Daah furay Shir kor loogu qaadayey Hanaanka Wadashaqaynta Agaasime Waaxeedyada & Iswaafajinta Qorshayaasha u degsan Waaxkasta oo socon doona muddo 2 Maalmood ah. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Axmed Maxamed Iimaan ayaa Sidoo kale kaqayb galay Khud…

Shirka Wasaaradaha Kaabayaasha Dhaqaalaha Ee Dalka Heer Agaasime Oo Kadhacay Wasaaradda Hawlaha Guud

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Mudane Axmed Maxamed Iimaan Ayaa Maanta Shir gudoomiyey Shirka Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha kumidaysan Madasha Kaabayaasha Dhaqaalaha Dalka Oo Kadhacay Xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud. Shirkan ayaa waxaa looga hadlayey Sidii loodiyaarin lahaa tiirarka ugu muhiimsan ee Qorshaha istiraatiijiyadda kaabayaasha dhaqaalaha Dalka.  

Wasiirka Hawlaha Guud Cabdifataax Geesey Oo Istanbul Ee Dalka Turkiga Kaga Qayb Galay Shir Muhiim ah

Waxaa magaaladda Istanbul ee dalka Turkiga ka furmay maanta shirka Bandhiga Shirkadaha Ganacsiga Qalabka Dhismaha ee Turkiga iyo Carabta oo ay soo qabanqaabisay Jimciyada Isku xirka Ganaacsatada Turkida iyo Carabta ee loo soo gaabiyo TURAP. Waxaa ka qeyb galay 200 Shirkadood oo Turki ah, Dhanka Soomaaliya, waxaa uga qeyb galey wafdi uu hogaminayo Wasiirka Howlaha…

SHIRKA MADASHA WASAARADAHA KAABAYAASHA DHAQAALAHA DALKA

Madasha Wadatashiga Wasaaradaha Kaabayaasha Dhaqaalaha Dalka Oo Ay Kumidaysan yihiin Wasaaradaha Kala ah:- Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta, Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada, Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha, Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Tiknoolajiyadda, Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda, Wasaaradda Tamarta & Khayraadka Biyaha, Wasaaradda Maaliyadda Iyo Waaxda Bey’adda Ee Xafiiska Ra’isal…

Xafladda Xil Wareejinta Agaasimaha Cusub Ee Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Cabdifataax Maxamed Ibraahim Geesey Ayaa Xilkii Ukala Wareejiyey Agaasimaha Cusub Ee Wasaaradda Axmed Iimaan Gees & Kusimihii Agaasimaha Guud Oo Ahaa Agaasimaha Maaliyadda Ee Wasaaradda Eng. Maxamed C/qaadir Yariisow. Munaasibadda Oo Kadhacday Xarunta Wasaaradda Waxaa kasooqayb galay Dhammaan Agaasime Waxeedyada & Shaqaadaha Wasaaradda. Ugu horayntii…

Shirka Madasha Wasaaradaha Kaabayaasha Dhaqaalaha Dalka(Sawirro)

Shirkan Oo ay isugu yimaadeen Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha kala ah Hawlaha Guud & Dibu dhiska, Gaadiidka & Duulista, Tamarta & Biyaha, Dakadaha & Gaadiidka Badda, Iyo Bostada & Isgaarsiinta Oo Kumidaysan Madasha Wasaaradaha Kaabayaasha Dhaqaalaha Ayaa Waxaa looga wada hadlayey Diyaarinta Istraraatiijiyada Kaabayaasha Dhaqaalaha Dalka (Infustractur Strategy) & Sida looga wada tashan lahaa.