Shirka Wadatashiga Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Bangiga Horumarinta Afrika ayaa lasoo gabagabeeyay

Muqdisho 13, 02, 2020; Kusimaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud DFS ahna Agaasimaha Maamulka & Maaliyadda Eng. Maxamed Cabdiqaadir Xuseen Yariisow ayaa sooxiray Shir wadatashi ah oo u dhaxeeyey Wasaaradda Hawlaha Guud DFS, Wasaaradaha Hawlaha Guud ee Maamul goboleedyada dalka & Bangiga Horumarinta Afrika (African Development Bank) oo soconayey muddo saddex maalmood ah. Shirkan…