Muqdisho, 4. March. 2020: Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Mudane Cabdi Adam Hoosow ayaa maanta shir la yeeshay Mr. Adam Abdelmoula, Isku Duwaha Horumarinta UN-ka, iyo Arrimaha Gargaarka ee u qaabilsan Soomaaliya, ahna ku Xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud Qaramada midoobey Soomaaliya.
Waxa ay ka wada hadleen sidii Qaramada Midoobay ay uu xoojin lahayd dib u dhiska dalka iyo dardar galinta mashaariicda kaabayaasha dhaqaalaha ee hadda socda.
Kulanka ayaa ku soo dhamaaday is afgarad dhamman qodobadii laga wadahadlay.
MPWRH Press Office
Email: info@mpwr.gov.so
Facebook: https://www.facebook.com/mopwrh/
Twitter: https://twitter.com/mopwrh_somalia?s=09
Web: http://www.mpwr.gov.so/









