Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Hawlaha Guud Ayaa lawareegay Xilka Wasaaradda
Ra’isal Wasaare Kuxigeenka XFS Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xilka u kal wareejiyey Wasiir kuxigeenkii hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta XFS ahna siihayaha Wasiirka Mudane Jamaal Xasan Ismaaciil iyo Wasiirka cusub ee Wasaaradda Mudane Maxamed Aadan Macalim (Soomaali). Xafladda xilwareejinta oo ka dhacday xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud DFS ayaa…

