Diiwaangelinta Shirkadaha Hantida Ma-guurtada (Real Estate)

Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta waxay si rasmi ah u bilaawday diiwaangelinta shirkadaha iyo ka-qaybgalayaasha ku shaqada leh hantida ma-guurtada ee Soomaaliya. Waqtiga Diiwaangelinta: 2da – 16ka Agoosto 2025 Foomka Diiwaangelinta: [Guji halkan si aad u buuxiso foomka] https://forms.gle/LqQh9H7bcZksCkgBA Dhammaan shirkadaha iyo shakhsiyaadka ka shaqeeya: Horumarinta guryaha Maalgashiga hantida ma-guurtada Maareynta hantida Dallaalnimada guryaha…