Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta waxay si rasmi ah u bilaawday diiwaangelinta shirkadaha iyo ka-qaybgalayaasha ku shaqada leh hantida ma-guurtada ee Soomaaliya.
Waqtiga Diiwaangelinta: 2da – 16ka Agoosto 2025
Foomka Diiwaangelinta: [Guji halkan si aad u buuxiso foomka] https://forms.gle/LqQh9H7bcZksCkgBA
Dhammaan shirkadaha iyo shakhsiyaadka ka shaqeeya:
Horumarinta guryaha
Maalgashiga hantida ma-guurtada
Maareynta hantida
Dallaalnimada guryaha
Waa in ay is-diiwaangeliyaan muddadaas lagu jiro.
Kala xiriir halkan
Tel: +252 615 300 888
Email: admin.finance@mpwr.gov.so
registration@mpwr.gov.so