IGAD Infrastructure Master Plan
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda hawlaha guud Mudane Jamaal Hassan Ismail iyo Agasimaha guud ee wasaaradda Eng.Mohamed Abdikadir Hussein ayaan maanta kulan heer sare ah la yeeshay wafdi ka socday IGAD si loo wada diyaariyo IGAD Infrastructure Master Plan.

