Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Oo Lashirtay Shirkadaha Dhismaha Ee Dalka

Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS ayaa Maanta Shir layeelatay Shirkada Kashaqeeya Dhismaha Ee Gobolka Banaadir. Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Jamaal Xasan Ismaaciil, Agaasimaha Guud Eng. Maxamed C/qaadir Yariisow, Agaasime waaxeedyada Guriyeyn, Dib u dhiska, Qorshaynta, & Wakiilada Shirkadaha Dhismaha ayaa kasooqayb galay Kulanka. Waxaa ujeedada ugu wayn Ee Shirka ahayd Sidii looga…

Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Lawareegtay Hindise Sharciyeedka Jidadka & Dhismaha Haayadda Jadadka Soomaaliyeed

Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS ayaa Maanta lawareegtay Hindise Sharciyeedka Jidadka & Dhismaha Haayadda Jidadka Soomaaliyeed Oo ay Siwadajir ah Usoodiyaariyeen Wasaaradda Hawlaha Guud, & Guddi Khubaro Sharciyaqaano ah, Waxaana Kataageerayey Dawladda Jarmalka, Midowga Yurub & Haayadda GIZ. Waxaa Goobjoog ka ahaa Xafladan Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Cabdifaraax Maxamed Ibraahin Geesey,…

Wasaaradda Hawlaha Guud & Haayadda GIZ Oo Kawadahalay Dhismaha Wakaaladda Jidadka Waawayn Ee Soomaaliyeed

Shirkan oo ay wadayeesheen Wasaaradda Hawlaha Guud, Dibu dhiska & Guriyeynta DFS & Haayadda GIZ ayaa Looga Wada hadlayey Diyaarinta Sharciyada Wadooyinka & Dhismaha Wakaaladda Jidadka Waawayn Ee Soomaaliyeed Waxaana Kasooqayb galay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud DFS Cabdifataax Maxamed Ibraahin (Geesey), Wasiir kuxigeenka Jamaal Xasan Ismaaciil, Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Eng. Maxamed C/qaadir (Yariisow), Qaarkamid…

Wafdi Kasocday Haayadaha MPTF & SFF Oo Soobooqday Xarunta Wasaaradda Howlaha Guud DFS

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dibu dhiska & Guriyeynta DFS Eng. Maxamed C/qaadir (Yariisow) Ayaa Xarunta Wasaaradda ku qaabiley Wafdi ka socdey Haayadaha MPTF & SFF Waxeyna ka wadahadleen Arimaha Dib u dhiska Dalka & Dardargalinta Wadashaqaynta Wasaaradda iyo Haayadahaasi. Gabadii Kulanka Waxaa la isku afgartey in Haayadahaasi waxii mashaariic dhisme ah oo ay…

Wasaaradaha Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha Dalka

Maanta oo ay taahriikhdu tahay 22 bisha September 2018 waxaa kulan 2aad ku yeeshay xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud oo hogaaminaysa Wasaaradaha heerka Federalka ee ka shaqeeya Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha dalka. Waxaana shirka ka soo baxay in la xoojiyo wada shaqeynta hayadaha ka wada shaqeeya Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha dalka si loogu diyaar garoobo soo saarida qabyo…

Somalia Urbanisation Study

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Eng.Mohamed Abdukadir iyo qaar ka mid agaasime waaxeedyada ayaa maanta ka qeyb galay shirka “‘Somalia Urbanisation Study” ee lagu soo bandhigay “‘Concept Note” iyadoo ay marti ku ahaayeen Maamulka G. Banaadir iyo Dawlada hoose Baydhabo iyo Kismaayo. Waxaa fududeeyay Shirkaan Bankiga Aduunka ‘WB’ .