Wasiirka ku xigeenka iyo Agaasimaha guud oo booqday World Bank
Wafdi ay hogaaminayaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda hawlaha guud Mudane Jamaal Hassan Ismail iyo Agasimaha guud ee wasaaradda Eng.Mohamed Abdikadir Hussein ayaa kulan xaruntooda kula yeeshay Hayada World Bank, waxaana leysku afgartay wada shaqeyn joogta ah oo ku aadab dib u dhiska dalka.

