Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dibu dhiska & Guriyeynta DFS Eng. Maxamed C/qaadir (Yariisow) Ayaa Xarunta Wasaaradda ku qaabiley Wafdi ka socdey Haayadaha MPTF & SFF Waxeyna ka wadahadleen Arimaha Dib u dhiska Dalka & Dardargalinta Wadashaqaynta Wasaaradda iyo Haayadahaasi.
Gabadii Kulanka Waxaa la isku afgartey in Haayadahaasi waxii mashaariic dhisme ah oo ay Dalka ka fulinayaan ay soo marsiiyaan Wasaaradda Hawlaha Guud, Dibu dhiska maadaama ay masuul ka tahey Dib u dhiska Dalka.
SAWIRRO:




