Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Waraysi Shaqo (Interview) layeelatay Shaqaale Cusub
Waxaa Maanta Waraysi (Interview) laga Qaaday 26 Dhalinyara ah kuwaasoo uu Tartamaya 5 boos Oo Kamid ah 12kii boos Ee Horay Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guryeynta DFS Ugu Xayeysiiyey Qalabka Warbaahinta. Dhalinyaradan ayaa Kamid ah Boqolaal Qof Oo Soocodsaday Shaqoonkan Kala Xulasho Dheerna Waxay kamid Noqday Short list ga. Shanta boos ee…

