Shir Lagu Dar dar Galinayo Shaqada Agaasima Waaxeedyada Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud dib u dhiska & Guriyeynta DFS Jamaal Xasan Ismaaciil ayaa Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda u Daah furay Shir kor loogu qaadayey Hanaanka Wadashaqaynta Agaasime Waaxeedyada & Iswaafajinta Qorshayaasha u degsan Waaxkasta oo socon doona muddo 2 Maalmood ah. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Axmed Maxamed Iimaan ayaa Sidoo kale kaqayb galay Khud…

Shirka Wasaaradaha Kaabayaasha Dhaqaalaha Ee Dalka Heer Agaasime Oo Kadhacay Wasaaradda Hawlaha Guud

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Mudane Axmed Maxamed Iimaan Ayaa Maanta Shir gudoomiyey Shirka Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha kumidaysan Madasha Kaabayaasha Dhaqaalaha Dalka Oo Kadhacay Xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud. Shirkan ayaa waxaa looga hadlayey Sidii loodiyaarin lahaa tiirarka ugu muhiimsan ee Qorshaha istiraatiijiyadda kaabayaasha dhaqaalaha Dalka.