Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud ayaa Shir Layeeshay Madaxda Kasocota Haayadda GIZ
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Mudane Cabdi Aadan Hoosow ayaa Shir layeeshay Madaxda Haayadda GIZ Oo Wasaaradda Hawlaha Guud ay kala dhaxayso Wadashaqayn Wanaagsan. Shirkan ayaa ahaa mid lagu dar dar galinayey isla markaan la iskaga waraysanayey Halka ay marayaan Mashaariicda Wasaaradda & GIZ Isla Wadaan, Waxyaabaha dhiman & Hiigsiga…

