Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Cabdi Aadan Hoosow ayaa Shir layeeshay Saraakiil kasoctay Haayadda UNOPS Oo Wasaaradda ay kala dhexayso wadashaqayn Wanaagsan.
Waxaa qayb ka ahaa Shirka Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Jamaal Xasan Ismaaciil, Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda Ee Wasaaradda, Saraakiil kasocotay Haayadda UNOPS & Xubno kale Oo Wasaaradda Hawlaha Guud Katirsan.
Shirkan ayaa u jeedkiiso ahaa sidii la isga waraysan lahaa Mashaariicda UNOPS & Wasaaradda hawlaha Guud islawadaan Halka ay Marayaan, Waxa dhiman & Sidii loo horay loogu socon lahaa.
dhamman qodobadii laga wada hadlay ayaa la isku afgartay Waxa uuna shirku kusoodhamaaday Siwanaagsan.











