Wasiirka Hawlaha Guud Oo Kusugan Nairobi ayaa Kulamo laqaatay Madaxda EU & UNOPS
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Mudane Cabdi Aadan Hoosow oo hawlo shaqo u jooga magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxa uu shirar gaar gaar ah layeeshay madaxda Midowga Yurub EU & Haayadda UNOPS

