CONSULTATION WORKSHOP ON URBAN & LAND ROADMAP IN MOGADISHU WITH THE RELEVANT STAKEHOLDERS FROM THE FEDERAL, STATE, AND LOCAL LEVEL
Muqdisho, Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeyta DFS ayaa magaalada muqdisho ku qabatay shir wadatashi oo looga hadlayey sidii loo sameyn lahaa National Urban Policy iyo National Land Policy. Shirka ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin kasocday Wasaaradaha Hawlaha Guud ee Maamul Goboleedyada dalka & Gobolka Banaadir, Injineerada Wasaaradda, Sharci yaqaano & marti…