Wasiirka cusub ee Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali oo xilka la wareegay
Muqdisho, February 03, 2024; Ra’isal Wasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xilka u kala wareejieyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheikh Bashiir & Wasiirka cusub ee Wasaaradda Midane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay). Xafladda xil-wareejinta ayaa waxaa kasoo qayb galay Xildhibaano katirsan…