78 Milyan Oo Qayb ka ah Dhismaha Wadooyinka Isku Xira Gobolada Dalka Ayaa Maanta Lasaxiixay
Dowladda Soomaaliya & Midowga yurub ayaa kala saxiixday maanta 78 Milyan yuuro oo qayb ka ah dib u dhiska waddoyinka waawayn ee iskuna xira gobolada dalka ee kala ah Baladwayne – Gaalkacayo, Gaalkacayo – Garoowe, Gaalkacayo – Hobyo, Iyo Luuq Ganaane – Doolow. Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS ayaa Dalka hirgalin…
