Sawirro: Seminaarkii Habraacyada Hay’adda Jidadka Soomaaliyeed oo soo gaba-gaboobay
Eng.Mohamed Abdulkaadir yariisow Agasimaha M & Maaliyadda ayaa maantey soo gabagabeeyey siminaar qaar kamid ah shaqaalaha wasaaradda howlaha guud socdey muddo 3 cesho ah kaasoo lagu baranayey habraacyada ay ku shaqeyn doonto hey’adda jidadka soomaaliyeed waxuuna agaasimuhu halkaas shahaado ku guddoonsiyey shaqaalihi tababarkaas ka faa’ideystay.