Adiss Ababa, 4 March 2020: Agaasimaha guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Axmed Maxamed Iiman ayaa magaalada Adiss Ababa kusooxiray shir soconayey saddex maalmood ah oo u dhexeeyey Wasaaradaha Hawlaha Guud, Qorshaynta, Waxbarashada, Shaqada & Arimaha Bulshada ee Dowladda Federalka iyo Haayadda JICA ee dalka Jaban.
Shirkan ayaa waxaa looga wada hadlayey sidii kor loogu qaadi lahaa tayada dhanka Xirfadaha iyo Shaqo abuur ganacsiga yaryar.
MPWRH Press Office
Email: info@mpwr.gov.so
Facebook:
https://www.facebook.com/mopwrh/










