Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Oo daah furtay Xarun Injineerada Wasaaradda Ugaar ah

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta XFS Xil. Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) ayaa maanta xariga kajaray xafiiska Injineerada Wasaaradda Hawlaha Guud. Munaasibad kooban oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud ayaa waxaa kasooqayb galay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Mudane Axmed Maxamed Iimaan, Qaar kamid ah Agaasime waaxeed yada Wasaaradda & Injineerada kashaqeeya…