SHIRKA WASIIRADDA WASAARADAHA MASUULKA KA AH MAAMULKA IYO SIYAASADA ARRIMAHA DHULKA EE DAWLADAHA IGAD, 28 JULY 2021.

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta XFS Xil. Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) ayaa magaalada Nayroobi kaga qayb galay shir waynaha Urur goboleedka IGAD ee siyaasada arrimaha dhulka iyo haweenka. Shirka waxaa looga wada hadlay siyaasadda dhulka ee dawladaha afrika gaar ahaan kuwa ku bahoobay Urur goboleedka IGAD, waxaa aad lagu bogaadiyay dejinta…