Somalia Urbanisation Study

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Eng.Mohamed Abdukadir iyo qaar ka mid agaasime waaxeedyada ayaa maanta ka qeyb galay shirka “‘Somalia Urbanisation Study” ee lagu soo bandhigay “‘Concept Note” iyadoo ay marti ku ahaayeen Maamulka G. Banaadir iyo Dawlada hoose Baydhabo iyo Kismaayo. Waxaa fududeeyay Shirkaan Bankiga Aduunka ‘WB’ .