Wasaaradaha Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha Dalka

Maanta oo ay taahriikhdu tahay 22 bisha September 2018 waxaa kulan 2aad ku yeeshay xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud oo hogaaminaysa Wasaaradaha heerka Federalka ee ka shaqeeya Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha dalka. Waxaana shirka ka soo baxay in la xoojiyo wada shaqeynta hayadaha ka wada shaqeeya Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha dalka si loogu diyaar garoobo soo saarida qabyo…