Shirar dhowr ah Oo ay isugu yimaadeen Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Hawlaha Guud & Dibu dhiska, Gaadiidka & Duulista, Tamarta & Biyaha, Dakadaha & Gaadiidka Badda, Iyo Bostada & Isgaarsiinta Oo Uu Shir Gudoominyey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Eng. Maxamed C/qaadir (Yariisow) Ayaa Waxaa looga wada hadlayey Kaabayaasha Dhaqaalaha Dalka (Infustractur) & Sida looga wada shaqeyn lahaa Ilaa 2018 – 2023.
Shirka Hore ayaa Lagu Qabtay Hotel Royal Place ee Muqdisho 15, Sep, 2018 Halka kii dambana Uu Kadhacay Xarunta Wasaaradda Howlaha Guud, Dibu dhiska & Guriyaynta DFS Iyadoona la isku Afgartay dhamaan Qodobadii laga Wada Hadlay.
Sawirro:



