Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Lawareegtay Hindise Sharciyeedka Jidadka & Dhismaha Haayadda Jadadka Soomaaliyeed

Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS ayaa Maanta lawareegtay Hindise Sharciyeedka Jidadka & Dhismaha Haayadda Jidadka Soomaaliyeed Oo ay Siwadajir ah Usoodiyaariyeen Wasaaradda Hawlaha Guud, & Guddi Khubaro Sharciyaqaano ah, Waxaana Kataageerayey Dawladda Jarmalka, Midowga Yurub & Haayadda GIZ. Waxaa Goobjoog ka ahaa Xafladan Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Cabdifaraax Maxamed Ibraahin Geesey,…