Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Baarlamaanka Horgaysay Hindise Sharciyeedka Nidaaminaya Naqshadeynta Magaalooyinka, Horumarinta Dhismaha iyo Maamulka Dhulka
Wasiirka Howlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Mudane Cabdifataax Maxamed Ibraahim Geesey ayaa Golaha Baarlamaanka ka Hor Akhriyay Hindise Sharciyeedka Nidaaminaya Naqshadeynta Magaalooyinka, Horumarinta Dhismaha iyo Maamulka Dhulka. Akhrinta 1-aad ayaa la marsiyay Maanta, Qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Ayaa Wasiir Geesey Waxay Su’aalo Ka Weydiiyeen Hindise Sharciyeedkan. Iyadoo uu si faah faahsan…


