Wasiirka Howlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Mudane Cabdifataax Maxamed Ibraahim Geesey ayaa Golaha Baarlamaanka ka Hor Akhriyay Hindise Sharciyeedka Nidaaminaya Naqshadeynta Magaalooyinka, Horumarinta Dhismaha iyo Maamulka Dhulka.
Akhrinta 1-aad ayaa la marsiyay Maanta, Qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Ayaa Wasiir Geesey Waxay Su’aalo Ka Weydiiyeen Hindise Sharciyeedkan.
Iyadoo uu si faah faahsan uga Jawaabay uuna ka Qanciyey Dhaamaan Su’aalihii ay Waydiiyeen.






