Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska & Guriyeynta DFS Cabdifataax Maxamed Ibraahim Geesey, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Jamaal Xasan Ismaaciil, Agaasimaha Guud & Hawl wadeenada Wasaaradda Ayaa Ra’isal Wasaaraha XFS Xasan Cali Khayre Kusoodhoweeyey Xarunta Wasaaradda Oo uu Kormeer Kuyimid.
Wasiir Cabdifataax Geesey ayaa Faahfaahin kasiiyey Hawlaha kasocda Wasaaradda iyagoona kormeeray Xafiisyada lagu shaqeeyo & Shaybaarka taya dhowrka Qalabka Dhismaha..
Ra’isal Wasaare Khayre Ayaa Bogaadiyey Dardar galinta Shaqada ee kasocota Wasaaradda Mudada kooban ee uu joogo Wasiir Cabdifataax Maxamed Ibraahim Geesey.
Sidoo kale Waxaa RW Khayre lasheekaystay Qaar kamid ah Hawl Wadeenada Wasaaradda.












