Shirkan Oo ay isugu yimaadeen Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha kala ah Hawlaha Guud & Dibu dhiska, Gaadiidka & Duulista, Tamarta & Biyaha, Dakadaha & Gaadiidka Badda, Iyo Bostada & Isgaarsiinta Oo Kumidaysan Madasha Wasaaradaha Kaabayaasha Dhaqaalaha Ayaa Waxaa looga wada hadlayey Diyaarinta Istraraatiijiyada Kaabayaasha Dhaqaalaha Dalka (Infustractur Strategy) & Sida looga wada tashan lahaa.











