Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud dib u dhiska & Guriyeynta DFS Jamaal Xasan Ismaaciil ayaa Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda u Daah furay Shir kor loogu qaadayey Hanaanka Wadashaqaynta Agaasime Waaxeedyada & Iswaafajinta Qorshayaasha u degsan Waaxkasta oo socon doona muddo 2 Maalmood ah.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Axmed Maxamed Iimaan ayaa Sidoo kale kaqayb galay Khud bad uu kajeediyey Furitaankii Tababarka ayuu kudheeraaday muhiimadda uu u leeyahay Tababarkani Wasaaradda & Sidii ay isula jaan qaadi lahaayeen Agaasime Waaxeedyada Siloo dar dar galiyo Shaqada Wasaaradda iyo In Waax kastaa ay la timaado qorshayaal Cad cad oo qeexaya Waxqabadkeeda mustaqbalka dhow & Wan Fog.












