Masuuliyiinta Wasaaradda Oo Kormeer Kutagay Goobaha Uu Kasocdo Barnaamijka Isxil-Qaan
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska & Guriyeynta DFS Cabdi Aadan Hoosow oo ay wahelinayaan Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Axmed Maxamed Iimaan, Agaasime Waaxeedyada & Shaqaalaha Wasaaradda ayaa kaqayb qaatay Maanta Olole Nadaafadeed oo Qayb ka ah Barnaamijka Isxil-qaan. Dhamman Qaybaha Kala duwan ee Wasaaraddu kakoobantahay ayaa laga fuliyey Ololaha Nadaafadeed iyadoo ay madaxda…

