Shir Looga Hadlayo Dib u dhiska Dalka Oo Muqdisho Kafurmay

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray shir laba maalin socanayo oo looga hadlayo dib-u-dhiska dalka. Shirkan ayaa Waxaa hogaaminaysa Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS, Waxaana la qabtaa Saddexdii biloodba mar, Shikanna Waxa uunoqonayaa kiisii Sagaalaad iyadoo wax la ika waydiiyo Hawlaha Dib…