Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Kaqayb gashay Shirka Tubta horumarinta dhaqaalaha
Wasiirka & Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guryeynta DFS Cabdi Aadan Hoosow iyo Jamaal Xasan Ismaaciil Ayaa Siwadajir ah uga qayb Galay Shirka tubta horumarinta dhaqaalaha oo maanta lagu qabtay Xarunta wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha. Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa guddoominayay shirka waxaana lagu falanqeeyey…
