Xayeysiis: Wasaaradda Hawlaha Guud ee Soomaaliya waxay danaynasaa 2 lataliye oo dhanka sharciga ah ( 2 legal experts consultants)
Xayeysiis Waxaan halkan idinku soobandhigaynaa in Wasaaradda Hawlaha Guud ee Soomaaliya ay danaynaso 2 lataliye oo dhanka sharciga ah ( 2 legal experts consultants) oo muddo bil ah la shaqaynaya Wasaaradda. Waxaa araajidiina aad kusoo hagaajin kartaan laga bilaabo 23-30 Oct, 2019 Email: procurement@mpwr.gov.so TERMS OF REFERENCE Job title: 2 Legal Expertise Consultants Project…





