Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud & Wafdi uu hogaaminayo Oo kormeeray Dhismaha Wadada Muqdisho – Jowhar

Muqdisho, Nofeembar 16, 2021; Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta XFS Xil. Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) oo uu wehelinayey Wasiirka Wasaaradda Amniga XFS Mudane C/laahi Maxamed Nuur, Masuliyiinta Shirkadda dhisaysa Wadada Muqdisho iyo Jawhar, Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir iyo Injineero kasocday Wasaaradda Hawlaha Guud ayaa manta kormeer ku tagay dhismaha Wadada isku…