MADAXDA WASAARADDA HAWLAHA GUUD, DIB U DHISKA & GURIYEYNTA DFS OO GUDDIGA GAADIIDKA, HAWLAHA GUUD & DEKEDAHA EE BAARLAMAANKA.

Muqdisho, 25 Sep, 2022; Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta XFS Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sh. Bashiir oo ay wehelinayaan Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Mudane Maxamed Cali Maxamuud, Wasiiru dowlaha S/G Bashiir Maxamed Jaamac (Goobe), Agaasimaha Guud Axmed Maxamed Iimaan & Agaasime waaxeedyo katirsan Wasaaradda ayaa shir muhiim ah maanta la yeeshay Guddiga Gaadiidka,…